Dil ka dhacay Muqdisho iyo Banaan bax looga soo horjeeday oo dhacay (Sawirro)

Askari katirsan ciidanka Minishiibiyada gobolka Banaadir ayaa nin darawal ka ahaa Mooto bajaaj ku dilay Isgooska Sanca ee magaalada Muqdisho, waxaana dilkan si weyn uga carooday darawalada mooto bajaajta iyo dadweyne kale. Sida aan wararka ku heleyno askariga dilka geestay iyo ninka wade ka ahaa mooto bajaajta ayaa waxaa dhax maray muran, waxaana markii dambe … Continue reading Dil ka dhacay Muqdisho iyo Banaan bax looga soo horjeeday oo dhacay (Sawirro)